Raashin Qaybin Dadka Danyartaa ee Ku Nool Kaamamka

Waxaan u qaybinay 100 qoys oo danyar ah raashin ka kooban Bur, Bariis, Sonkor iyo Saliid. Waxaa soo sadaqaystay walaalo muxsiniiin ah oo ku nool dalka Turkiga, Allah waxaan uga rajaynayna in uu u barakeeyo maalkooda miisaanka xasanaadkooda u siyaadiyo.

Mahadsanidiin.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *