Qaybin Rashin Bisil

Hay’adda khayrigaa ee Aftuder Charity ayaa maanta waxay u qaybisay Caruurta danyartaa ee ku nool Kaamamka Barakaca Cunto bisil oo dhameystiran .

Tirada ka faaideystay cunto qaybinta ayaa ahayd 270 Qof. Waxaan u mahacelinaynaa Muxsiniintii soo sadaqaystay waxaana leenahay Allaha idin aqbalo Miisankiina Xasanaadkana Allaha idinku daro.

Mahadsanidiin.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *