2024 Ramadaan Program- Raashin Qaybin

Anagoo kaashanayna Haayadda Turkiye Diyanet Foundation waxaan Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Warta Nabdda xaafadda Shimbiraale 500 oo qoys oo danyar ah u qaybinay Raashin iskugu jira Bur, Bariis, Sonkor, Saliid iyo Baasto.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *