Uncategorized

Qaybin Rashin Bisil

Hay’adda khayrigaa ee Aftuder Charity ayaa maanta waxay u qaybisay Caruurta danyartaa ee ku nool Kaamamka Barakaca Cunto bisil oo dhameystiran . Tirada ka faaideystay cunto qaybinta ayaa ahayd 270 Qof. Waxaan u mahacelinaynaa Muxsiniintii soo sadaqaystay waxaana leenahay Allaha idin aqbalo Miisankiina Xasanaadkana Allaha idinku daro. Mahadsanidiin.

Qaybin Rashin Bisil Read More »